Skip to main content

Posts

Showing posts from July, 2018

Itoobiya oo shidaal deyn ah ka dalbatay Sacuudi carabiya

Madaxa xafiiska ra'isulwasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Routers u sheegay Itoobiya si ay uga baxdo dhibaatada dhinaca lacagta adag ka soo food saartay ay Sacuudi Carabiya ka dalbatay iney hal sano shidaal deyn ku siiso. Shidaalka Sacuudiga sidi dalka loo soo gelin lahaa inuu wada hadal u socdo. Wuxuuna intaa ku daray codsiga dowladda inuu yahay mid horay u sii qorsheysnaa si baahida shidaalka dalka loo daboolo. Baahida dhinaca doolarka oo dalka soo foodsaartay iyo dhibaatooyin la xidhiidha adeegga aasaasiga ah oo ay waddooyinka ka midka yihiin ayaa waxay sababtay hanti ka badan 1.6 milyan oo tan in dakadda jabuuti ay ku uruurto. Soomaalida oo labo wasiir ku yeelatay golaha wasiirada Itoobiya Haween Muslimiin ah oo loo doortay hogaaminta labada gole ee Itoobiya Itoobiya waxay dhawaan si weyn u hadal haysay baahida dhinaca lacagta adag oo dalka u habsatay. Ra'isulwasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed Cali isaga oo baahidaa ka duulaya ...

Sidee bay noloshu ahayd Google ka hor?

Caadi ma tahay in aan bisaddayda ka dhigo mid khudaarta cunta? Waa sidee carafta ilmaha yar? Muxuu yahay jacayl? Qaar ka mid ah su'aalaha la weydiiyo Google. Tan iyo markii la aasaasay 20 sano ka hor, Google wuxuu jawaabo u helay su'aalaha la weydiiyo badidood, wuxuu noqday fal (verb), Arbacadiina waxaa la dul dhigay 5 Bilayn oo ganaax ah, ka dib markii uu ka yara dheereeyey qolyaha kale ee uu xafiiltanku kala dhaxeeyo. Shaqooyinka qaarkood ee u baahan cilmi baaris dheeraad ah ayaa si weyn waxaa wax looga beddelay qaabka loo ikhtiraacay, ilaa la gaarsiiyey in la garanba waayo sidii hawlahaas loo qaban jiray markii hore. Weriyaha Gareth Hughes wuxuu ahaa weriye ka shaqaynayey wargeyska maalinlaha ee Daily Post newspaper ee ka soo baxa North Wales, 1974 - 2006. Lahaanshaha sawirka GARETH HUGHES Image caption Gareth Hughes oo dul fadhiya makiinadiisii teebka "Waxaan ku khasbanaa in aan wax ka qoro arrimo badan oo aysan cidna iga filayn inaan wax ka garanayo...

Maxaadan ogeyn oo ka soo baxay shirkii Brussels?

Isniintii iyo Talaadadii waxaa magaalada Brussels isugu tegey madaxda Soomaalida (Madaxweynaha iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada) iyo wakiillo ka socday dalalka deeqaha bixiya. Wuxuu daba socday shirar dhowrkii sano ee u dambeeyey ka dhacay magaalooyin kala duwan oo ku yaalla Yurub, sida London, Brussels (shir midkan ka horreeyey) Copenhagen iyo Istanbul. Waxay ujeedadoodu ahayd in dawladda Soomaaliya lagula xisaabtamo hadba wixii ka hirgala barnaamijyada lagu taageerayo dawladda ee uu dhaqaalaha ku bixiyo midowga Yurub. Shirka waxaa markii hore lagu tala galay inuu dhaco qaybihii dambe ee bishii Juun, hase yeeshee codsi sida la sheegay ka yimid dhinaca Soomaalida ayaa dib loogu dhigay, ayagoo ujeedada ku sheegay in loo dabaaldegayo maalmaha qarannimada. Dib u dhacaas wuxuu keenay in wasiirro badan oo shirka u meteli lahaa dalalka deeqaha bixiya aysan ka soo qayb galin shirka dhacay 16-17 Luulyo, taa beddelkeedana ay dalal badan soo direen agaasimeyaal iyo safiirro. ...

Eretria oo Maxbuus diimeed xabsiga ka sii deysay

Xukumadda Eretria ayaa xabsiga ka sii deysay 35 maxabuus diimeed oo ku xirnaa xabdiga Maaysirwaa. 35 qof ee u xidhnaa arrimaha diinta ee la sii daayey 14 ka mid ah waa dumar aamisan diinta masiixiga. 30 galabnimadi ayaa la sii daayey isla habeenkina 5 kale oo macabiista ka mid ah ayaa la sii daayey. Daaniel oo walaalkii ka yar xabsiga laga soo daayey ayaaBBC-da wuxuu u sheegay arrin diineed inuu walaalkii uu u xirnaa hal sana iyo 8 bilood iyada oo xabsiya kala duwan lagu soo xiray, mudda badanna ay la'aayeen halka uu ku xirnaa balse soo deyntiisu uu aad ugu faraxsan yahay. 35-ka qof ee la sii daayey mid ka mid wuxuu xabsiga Maaysirwa uu ku jiray 8 sano kuwa kalana ay xabsi ku soo jireen 1 sano ilaa iyo 4 bilood. 20 sano kadib Itoobiya iyo Eretria oo soo afjaraya loollan uu dhiig badan ku daatay 'Waxaan u noolahay inaan markale gabadheyda arko' Wafdi ka socda Eritrea oo Addis Ababa soo gaaray Hase ahaatee sii deynta macabiista waxaa la sheegay iney wax xi...

American Accused of Being ISIS Fighter in Syria Faces Prosecution in U.S

Coalition-backed forces in northern Syria have captured a 28-year-old United States citizen who is believed to have been fighting for the Islamic State, one of only a handful of Americans to be apprehended on the battlefield, officials said. Ibraheem Musaibli, who is from Dearborn, Mich., was seized by the Syrian Democratic Forces this month as he tried to escape the Middle Euphrates River Valley, where the American-backed militia has been working to root out one of the last pockets of Islamic State control. Mr. Musaibli was transferred to a holding facility, where he was identified as a member of the militant group by another detainee, according to one administration official briefed on the arrest. The authorities have set in motion a plan to bring him to the United States for prosecution, along with an Indiana woman whose husband was an Islamic State member and who has also been detained.

Somalia: Thousands Homeless as Settlements Razed

Somalia: Thousands Homeless as Settlements Razed Government Pledge to Investigate Forced Evictions a Positive Step Show More Serviceshttps://www.hrw.org/sites/default/files/styles/node_embed/public/multimedia_map_image/201701africa_somalia_idps.jpg?itok=Z6brLL-j Print  LAUNCH MAP Show More Services © DigitalGlobe 2018 (Nairobi) – Somali security forces using bulldozers have demolished dozens of informal settlements in Mogadishu since late December 2017, leaving thousands homeless. Human Rights Watch analyzed satellite imagery that shows that between December 29 and January 19, 2018, approximately 3,000 shelters were dismantled or destroyed using heavy machinery. On January 17, the federal minister for planning, investment and development, Gamal Hassan, responded to growing criticism from aid organizations and announced the government would investigate the evictions. The Somali government should credibly investigate security force abuses in the forced evictions, Human Right...

Warren Is Preparing for 2020. So Are Biden, Booker, Harris and Sanders. Video DONALD TRUMP By Robin Lindsay 3:07 The Democrats Taking on Trump as 2020 Nears No major candidacy has been announced yet in the Democratic party, and the 2018 midterms are front and center. But the next presidential election looms large for the party.Published OnJuly 15, 2018CreditImage by Erin Schaff for The New York Times By Alexander Burns and Jonathan Martin July 15, 2018 RENO, Nev. — During a campaign-style tour of the West late last month, Senator Elizabeth Warren did not announce she was running for president. But in private events and public speeches, her message about 2020 was as clear as it was rousing. In Salt Lake City, Ms. Warren urged Democrats to turn out in force for the midterm elections to build momentum for the next presidential race, and in Denver, she told a meeting of state legislators and trial lawyers that she wanted to be a tribune for lower-income Americans, according to people who attended the events. And in a speech to the Nevada Democratic Party in Reno, Ms. Warren said Democrats must do more than “drive Donald Trump and his enablers out of power.” “I want a party strong enough to take on the hard job of cleaning up the mess they’ll leave behind once they are gone,” Ms. Warren declared, all but volunteering for the task. Before the trip and since, Ms. Warren and her emissaries have been reaching out to key Democratic officeholders in Iowa, Nevada and South Carolina — three states early in the presidential primary calendar — making introductions and offering help in the midterm campaign. Altogether, her moves are among the most assertive steps taken by any Democrat to prepare for 2020. ADVERTISEMENT Ms. Warren, 69, now leads a small advance guard of Democrats who appear to be moving deliberately toward challenging President Trump. Former Vice President Joseph R. Biden Jr., wielding a political network cultivated over decades, has been reasserting himself as a party leader, while Senators Cory Booker of New Jersey and Kamala Harris of California have emerged as fresher-faced messengers for the midterms. And Senator Bernie Sanders of Vermont, the runner-up in the 2016 primaries, has been acting like a candidate as he considers another race. All five have been traveling the country, raising money for Democrats and gauging the appeal of their personalities and favorite themes. As a group, they are a strikingly heterogeneous array of rivals for Mr. Trump, embodying the Democratic Party’s options for defining itself: They are distinguished by gender and race, span three decades in age and traverse the ideological and tonal spectrum between combative Democratic socialism and consensus-minded incrementalism

Warren Is Preparing for 2020. So Are Biden, Booker, Harris and Sanders. Video 00:00 3:07   DONALD TRUMP   By Robin Lindsay   3:07 The Democrats Taking on Trump as 2020 Nears No major candidacy has been announced yet in the Democratic party, and the 2018 midterms are front and center. But the next presidential election looms large for the party. Published On July 15, 2018 Credit Image by Erin Schaff for The New York Times By  Alexander Burns  and  Jonathan Martin July 15, 2018 RENO, Nev. — During a campaign-style tour of the West late last month, Senator Elizabeth Warren did not announce she was running for president. But in private events and public speeches, her message about 2020 was as clear as it was rousing. In Salt Lake City, Ms. Warren urged Democrats to turn out in force for the midterm elections to build momentum for the next presidential race, and in Denver, she told ...